Robbinsdale Area Schools

Nutrition Services Meal Updates for March and Beyond

 

Desplácese hacia abajo para leer en español

Hoos u rog si aad ugu akhriso Soomaali
 

As learning models shift and more students return to in-person learning, the Nutrition Services Department is also making adjustments. We are working to meet the needs of those who are learning in person and students who are continuing with distance learning.

Beginning Monday, March 15, Nutrition Services will transition back to providing the two meal services described below. During the past year, Robbinsdale Area Schools has provided meals for families in the greater community, but due to this new shift, we can only provide meals to families who are enrolled in District 281.

Also note, we will not be serving meals during spring break, March 29 through April 2.
 

In-Person Learning Students:

  • Breakfast and lunch will be served in school at no cost to families.
  • Students who bring home lunch will have access to a “sidekick” that contains milk, fresh cheese curds, a fruit and a vegetable at no cost.
  • Families do not have to pre-register for meals served in school.
  • We are unable to offer a la carte at secondary schools. 
  • If in a hybrid learning model, meal bundles would be available to students on-site to bring home for days they are not in school. 
     

Distance Learning Students:

  • Five-day meal bundles will be provided, with weekly registration required. Register here.
  • Meals will be offered inside the door and will have signage to denote pick up doors. 
  • We are unable to offer an evening pick up, however, we will have early morning pick up at Cooper High School from 6:30 to 7:30 a.m. on Wednesdays.
     

Meal Pick-Up Details for March (for Distance Learning Students):

  • Wednesdays, 6:30 to 7:30 a.m., or 10 a.m. to noon at the front entrance of Cooper High School, located at 8230 47th Ave N, New Hope, MN 55428.
  • To reserve meal bundles for the following week, distance learning families should fill out this form by 7 p.m. each Friday.
     

Meal Pick-Up Details, April 6 and forward (for Distance Learning Students):

  • Wednesdays, 6:30 to 7:30 a.m., or 10 a.m. to noon at the front entrance of Cooper High School, located at 8230 47th Ave N, New Hope, MN 55428. 
  • Wednesdays, 10 a.m. to noon, at Plymouth Middle School, located at 10011 36th Ave N, Plymouth, MN 55441. 
  • Wednesdays, 10 a.m. to noon, at Robbinsdale Middle School, located at 3730 Toledo Ave N, Robbinsdale, MN 55422.
  • To reserve meal bundles for the following week, distance learning families should fill out this form by 7 p.m. each Friday.

 

Community Food Resources: 

 

If you have questions, please call Nutrition Services at 763-504-8050 or email nutritionservices@rdale.org.  Thank you for your continued partnership.

Sincerely,

Katie M. Wahl
Director of Nutrition Services


español

A medida que los modelos de aprendizaje cambian y un mayor número de estudiantes vuelve al aprendizaje presencial, el Departamento de servicios de nutrición también está realizando cambios. Estamos trabajando para satisfacer las necesidades de los estudiantes que estudian en persona así como las de los que continúan en el programa de aprendizaje a distancia. 

A partir del lunes 15 de marzo, el departamento de Servicios de nutrición volverá a proveer los dos servicios de comidas que se describen a continuación. Durante el año pasado, las Escuelas de área de Robbinsdale han proporcionado comidas a las familias de la comunidad en general, pero debido a este nuevo cambio, sólo podemos proporcionar comidas a las familias que están inscritas en el Distrito 281.

También tengan en cuenta que no serviremos comidas durante las vacaciones de primavera, del 29 de marzo al 2 de abril.

 

Estudiantes de aprendizaje en persona:

  • El desayuno y el almuerzo se servirán en la escuela sin costo alguno para las familias.
  • Los estudiantes que traen el almuerzo de casa tendrán acceso a un "sidekick" (complemento de comida gratis) que contiene leche, cuajada de queso fresca, una fruta y una verdura sin costo alguno.
  • Las familias no tienen que inscribirse previamente para que los estudiantes reciban las comidas que se sirven en la escuela.
  • No podemos ofrecer comidas a la carta en las escuelas intermedias y preparatorias. 
  • Si el estudiante se encuentra en un modelo de aprendizaje híbrido, los paquetes de comida para los días que los estudiantes no están en la escuela estarán disponibles en la escuela para llevarlos a casa. 
     

Estudiantes de aprendizaje a distancia:

  • Se proporcionarán paquetes de comida para cinco días, con inscripción previa requerida todas las semanas en https://forms.gle/BAATvi1bzxLBW3F39 
  • Las comidas se distribuirán dentro de ciertas escuelas y habrá carteles que indiquen dónde están las puertas por las que se debe entrar a los edificios.
  • No podemos ofrecer distribución de comida por la noche, sin embargo, tendremos una distribución por la mañana temprano en la Preparatoria Cooper los miércoles de 6:30 a 7:30 a.m.
     

Información para recoger las comidas durante el mes de marzo (para estudiantes de aprendizaje a distancia):

  • Miércoles, de 6:30 a 7:30 a.m. o de 10 a.m. al mediodía en la entrada principal de la escuela preparatoria Cooper, ubicada en 8230 47th Ave N, New Hope, MN 55428.
  • Para reservar paquetes de comidas para la semana siguiente, las familias de aprendizaje a distancia deben completar este formulario antes de las 7 p.m. cada viernes.
     

Información para recoger las comidas del 6 de abril en adelante (para estudiantes de aprendizaje a distancia):

 

Recursos alimenticios en la comunidad:

 

Si tienen preguntas, por favor llamen a Servicios de nutrición al 763-504-8050 o envíen un correo electrónico a nutritionservices@rdale.org. Gracias por su continua colaboración.

Atentamente,

Katie M. Wahl
Directora de Servicios de nutrición 


Soomaali

Maaddaama qaababka waxbarashadu is beddelayaan arday badanna ay dib ugu noqdeen waxbarashadii shaqsiga ahaanta, Waaxda Adeegyada Nafaqada ayaa sidoo kale samaynaysa isbeddello. Waxaan ka shaqaynaynaa sidii aan u dabooli lahayn baahiyaha kuwa iyagu shaqsi ahaanta u barta iyo ardayda ku sii wata waxbarashada fogaanta.

Laga bilaabo Isniinta, Maarso 15-keeda, Adeegyada nafaqada waxay dib ugu laaban doonaan bixinta adeegyada labada xilli cunto ee hoos ku qeexan. Sanadkii la soo dhaafay, Robbinsdale waxay cunno siisay qoysaska ku jira bulsho weynta, laakiin isbadalkan cusub dartiis, waxaan kaliya u bixin karnaa cuntnda qoysaska ka diiwaan gashan Degmada 281.

Sidoo kale ogow, in aanaan bixin doonin cunnooyin inta lagu jiro fasaxa guga, laga bilaabo Maarso 29 ilaa Abriil 2

 

Ardayda Waxbarashada Shakhsi-ahaanta:

  • Quraac iyo qado ayaa laga bixin doonaa dugsiga iyada oo aan qoysaska wax kharash ah uga bixin.
  • Ardayda guriga keensata qado waxay heli doonaan "dhinac-socod" oo ay ku jiraan caano, farmaajo cusub, miraha furuutka iyo khudradda, oo bilaash ah.
  • Qoysasku ma aha inay diiwaangelin hordhac ah sameeyaan oo ku saabsan cunnooyinka laga bixiyo dugsiga.
  • Ma awoodno inaan ku bixinno gaari-gacneedyo ‘la carte’  dugsiyada sare.
  • Haddii ay tahay qaab waxbarasho oo isku dhafka, markaa xirmooyinka cunno ah ayaa loo heli doonaa ardayda goobta ku sugan si ay u gaystaan guriga maalmaha anu dugsigu jirin.

 

Ardayda Waxbarashada Fogaanta:

  • Xidhmooyin cunnada ee shanta maalmood ah ayaa la bixin doonaa, iyadoo loo baahan yahay diiwaangelin toddobaadle ah.  https://forms.gle/BAATvi1bzxLBW3F39
  • Cunnooyinka ayaa lagu bixin doonaa irridka gudaha waxayna yeelan doonaan calaamado muujinaya irridaha la keenayo.
  • Ma bixin karno adeegga qaadashada fiidkii, hase yeeshee, subaxa hore waxaan ku lahaan doonnaa adeegga qaadashada Dugsiga Sare ee Cooper laga bilaabo 6:30 illaa 7:30 AROORNIMO Arbaco kasta.
     

Faahfaahinta soo qaadashada cunnada ee bisha Maarso (Ardayda Waxbarashada Fogaanta):

  • Arbaco kasta, 6:30 ilaa 7:30 aroornimo., ama 10 aroornimo ilaa 12ka duhurnimo albaabka hore ee galo Dugsiga Sare ee Cooper, ee ku yaal 8230 47th Ave N, New Hope, MN 55428.
  • Si aad u ballansatid xirmooyinka cunnada ee usbuuca soo socda, qoysaska waxbarashada fogaanta waa inay buuxiyaan foomkan ugu dambeyn 7 FIIDNIMO. Jimce kasta.
     

Faahfaahinta soo qaadashada cunnada, Abriil 6 iyo wixii ka dambeeya (ee Ardayda Waxbarashada Fogaanta):

  • Arbaco kasta, 6:30 ilaa 7:30 aroornimo ama 10 aroornimo ilaa 12ka duhurnimo albaabka hore ee galo Dugsiga Sare ee Cooper, ee ku yaal 8230 47th Ave N, New Hope, MN 55428
  • Arbaco kasta, 10 aroornimo ilaa 12ka duhurnimo, Dugsiga Dhexe ee Plymouth, ee ku yaal  10011 36th Ave N, Plymouth, MN 55441
  • Arbaco kasta, 10 aroornimo ilaa 12ka duhurnimo, Dugsiga Dhexe ee Robbinsdale ee ku yaal 3730 Toledo Ave N, Robbinsdale, MN 55422.
  • Si aad u ballansatid xirmooyinka cunnada ee toddobaadka soo socda, qoysaska waxbarashada fogaantu waa inay buuxiyaan foomkan ugu dambayn 7 PM. Jimce kasta.
     

Ilaha Cuntada ee Bulshada

 

Haddii aad su'aalo qabtid, fadlan ka wac Adeegyada Nafaqada 763-504-8050 ama u dir emayl nutritionservices@rdale.org. Waad ku mahadsantahay iskaashigaaga joogtada ah.

 

Si daacadnimo ah,

Katie M. Wahl
Agaasimaha Adeegyada Nafaqada