Robbinsdale Area Schools

Shortened Quarantine Request

Desplácese hacia abajo para leer en español

Hoos u rog si aad ugu akhriso Soomaali

Dear Robbinsdale Area Schools families,

The Minnesota Department of Health (MDH) has released updated guidance for close contact with a person positive with COVID-19. This new guidance allows for students who have experienced close contact with the ability for an earlier return date to school if they meet certain criteria. If someone in your home has COVID-19, your student must stay home for the full 14 days. Your student’s school nurse will be able to provide specific guidance based on exposure time frame and isolation period. 

These shortened quarantine requests will be reviewed on a case-by-case basis after the student has quarantined for the full 10 days. Robbinsdale Area Schools is not approving requests for seven-day quarantines at this time. MDH continues to advise the safest option for students is to remain in quarantine for the full 14 days. However, we understand there may be certain situations that could allow for a shortened quarantine period. 

Families can complete this form to request a shortened period. If you need assistance completing the form, please contact your student’s building COVID coordinator -- which can be found on the request form. 

Please note that guidance regarding COVID symptoms may vary by medical professional, local health agency and by school district. MDH has permitted each school district to determine their quarantine policies based on local county COVID cases numbers and needs of the community. 

We appreciate your continued partnership as we prioritize the safety of our students, staff and families. 

Sincerely,

Marti Voight
Interim Assistant Superintendent/COVID Coordinator
Robbinsdale Area Schools

Candace Burckhardt
Interim Assistant Director of Student Services/COVID Coordinator
Robbinsdale Area Schools


Estimadas familias de las Escuelas del área de Robbinsdale:

El Departamento de salud de Minnesota (MDH, por sus siglas en inglés) ha publicado una guía actualizada sobre el contacto cercano con una persona que tenga un resultado positivo de COVID-19. Esta nueva guía le da a los estudiantes que han tenido contacto cercano con alguien con COVID-19 la posibilidad de regresar a la escuela más pronto si cumplen ciertos criterios. Si alguien en sus casas tiene COVID-19, sus hijos deben quedarse en casa por los 14 días completos. Las enfermeras de las escuelas de sus hijos podrán proporcionarles una orientación específica basada en el tiempo de exposición y el período de aislamiento. 

Estas solicitudes de cuarentena reducida se revisarán caso por caso después de que el estudiante haya estado en cuarentena durante 10 días completos. En este momento, las Escuelas del área de Robbinsdale no aprueban las solicitudes de cuarentena de siete días. MDH sigue aconsejando que la opción más segura para los estudiantes es permanecer en cuarentena durante 14 días completos. Sin embargo, entendemos que puede haber ciertas situaciones que podrían permitir acortar el período de cuarentena. 

Las familias pueden completar este formulario para solicitar un período de cuarentena más corto. Si necesitan ayuda para completar el formulario, por favor pónganse en contacto con la coordinadoras de COVID de las escuelas de sus hijos, que se encuentran en el formulario de solicitud. 

Por favor, tengan en cuenta que la orientación sobre los síntomas de COVID puede variar según el profesional médico, la agencia de salud local y el distrito escolar. MDH ha permitido que cada distrito escolar determine sus políticas de cuarentena según la cantidad de casos de COVID del condado local y las necesidades de la comunidad.

Apreciamos su colaboración continua con nosotros mientras priorizamos la seguridad de nuestros estudiantes, personal y familias.

Atentamente,

Marti Voight
Superintendenta auxiliar interina y Coordinadora de COVID 
Escuelas del área de Robbinsdale

Candace Burckhardt
Vicedirectora interina de servicios estudiantiles y Coordinadora de COVID
Escuelas del área de Robbinsdale


Qoysaska Qaaliga ah ee Dugsiyada Aagga Robbinsdale,

Waaxda Caafimaadka ee Minnesota (WCM) ayaa soo saartay tilmaamo cusub oo loogu talagalay xiriir dhow oo lala yeesho qof qaba cudurka COVID-19. Jihayntan cusub waxay u oggolaanaysaa ardayda khibradda u leh xiriirka dhow inay awoodaan inay dejiyaan taariikh hore oo ku soo noqoshada dugsiga haddii ay buuxiyaan shuruudaha qaarkood. Haddii qof gurigaaga ka mid ahi qabo COVID-19, ardaygu waa inuu guriga joogaa 14 maalmood oo buuxa. Kalkaalisada caafimaadka ee dugsiga ayaa awoodi doonta inay ku siiso hagitaan gaar ah oo ku salaysan waqtiga soo-gaadhista iyo muddada go'doominta.

Codsiyadaan karantiilka ah ee kooban waxaa dib loogu eegi doonaa xaalad kiis-ka-kiis ah ka dib marka ardaygu karantiil ahaado 10 maalmood oo buuxa. Dugsiyada Aagga Robinsdale ma ansixinayaan codsiyada karantiil toddobo maalmood ah waqtigaan. MDH waxay ku sii talinaysaa in ikhtiyaarka ugu aaminka badan ardaydu uu yahay inay karantiil ku jiraan 14 maalmood oo buuxa. Hase yeeshee, waxaan fahamsanahay inay jiri karaan xaalado gaar ah oo u oggolaan kara muddo gaaban oo karantiil ah.

Qoysasku way buuxin karaan foomkan si ay u codsadaan muddo gaaban. Haddii aad u baahan tahay caawimaad buuxinta foomka, fadlan la xiriir isku-duwaha COVID ee dhismaha ardaygaaga -- kaas oo laga heli karo foomka dalabka.

Fadlan ogow in tilmaamaha ku saabsan astaamaha COVID ay ku kala duwanaan karaan xirfadle caafimaad, wakaaladda caafimaadka maxalliga ah, iyo degmada dugsiga. MDH waxay u oggolaatay degmo kasta inay qeexdo siyaasadeeda karantiilka u gaar ah iyada oo ku salaysan lambarrada kiisaska COVID ee degmada iyo baahiyaha bulshada.

Waxaan qadarinaynaa iskaashigaaga joogtada ah maadaama aan mudnaanta siinayno amniga ardaydayada, shaqaalaha iyo qoysaska

Si daacadnimo ah,

Marti Voight
Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee  Ku-meelgaarka ah/ Iskuduwaha COVID
Dugsiyada Aagga Robbinsdale

Candace Burckhardt
Kaaliya Agaasimaha Adeegyada Ardayda ee Ku-meelgaarka ah/Iskuduwaha COVID
Dugsiyada Aagga Robbinsdale